WAXA AAN KUU SAHLAYNAA IN AAD QARASHKA YARAYSO WAQTI HESHO KORDHISO SHAQADA
QARASHKA YARAYSO
Qarash go’an oo bille ah waxa uu kaa hakinayaa in aad bixiso qarash aadan ku xisaabtamin oo madaxa kaa xanuujiya.
WAQTI U HESHO
Xirfadleyaasheenna oo dhami waxa ay qayb ka noqonayaan kooxdaada IT-da. Taasi waxa ay kuu suuro galinaysaa in aad howlahaaga kale ka fakarto.
SHAQADU BADATO
Haygan ayaan kuu nahay 24/7. Waxa ay taasi ka dhigantahay in ay qalabkaagu mar walbo shaqaynayo. Markaa waxaa badanaya shaqada la qabanayo.
Waxaa ka mid ah howlaha aan qabanno
Dhisidda iyo nashqadaynta Website-yadda
Waxa aan dhisnaa noocyada kala duwan ee webside-yada. Sida kuwa laga adeegto (e-commerce websites).
Dhamaan website-yada aan shisno waa kuwo laga soo booqan karo qalabyada kala duwan sida Computer, Mobile iyo Tablet.
Waxa aad naga halaysaa website qurxoon oo sida aad rabto u shaqaynaya isla markaana qiimo jaban aad ku heleyso.
Isku-xirka Computer-rada
Si aad uga faaiidaysato Dhamaan qalabka kuu yaal ee IT-da, waxa aan iskugu kaa xiraynaa dhamaantood si ay iskula wada shaqeeyaan.
Nashqadaynta, isku-xirka iyo ka warqabkoodaba waa mid ka mid ah howlaha aan qabanno. Waqti kooban iyo qiimo jaban ayaan kugu fulinaynaa howshaas.
"Waxaaba shaqo noo ah in aan kaa farxinno"