QARASHKA YARAYSO

Qarash go’an oo bille ah waxa uu kaa hakinayaa in aad bixiso qarash aadan ku xisaabtamin oo madaxa kaa xanuujiya.

WAQTI U HESHO

Xirfadleyaasheenna oo dhami waxa ay qayb ka noqonayaan kooxdaada IT-da. Taasi waxa ay kuu suuro galinaysaa in aad howlahaaga kale ka fakarto.

 

SHAQADU BADATO

Haygan ayaan kuu nahay 24/7. Waxa ay taasi ka dhigantahay in ay qalabkaagu mar walbo shaqaynayo. Markaa waxaa badanaya shaqada la qabanayo.

Waxaa ka mid ah howlaha aan qabanno

Dhisidda iyo nashqadaynta Website-yadda

Waxa aan dhisnaa noocyada kala duwan ee webside-yada. Sida kuwa laga adeegto  (e-commerce websites).

Dhamaan website-yada aan shisno waa kuwo laga soo booqan karo qalabyada kala duwan sida Computer, Mobile iyo Tablet.

Waxa aad naga halaysaa website qurxoon oo sida aad rabto u shaqaynaya isla markaana qiimo jaban aad ku heleyso.

Isku-xirka Computer-rada

Si aad uga faaiidaysato Dhamaan qalabka kuu yaal ee IT-da, waxa aan iskugu kaa xiraynaa dhamaantood si ay iskula wada shaqeeyaan.

Nashqadaynta, isku-xirka iyo ka warqabkoodaba waa mid ka mid ah howlaha aan qabanno. Waqti kooban iyo qiimo jaban ayaan kugu fulinaynaa howshaas.

"Waxaaba shaqo noo ah in aan kaa farxinno"